Amaanka Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho oo gooni-gooni looga shiray Laguna wado Qorshayaal
Published on January 28, 2013 by admin · No Comments
Number of View :1248
Kulan looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa ammaanka magaalada Muqdisho oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha iyo culimo ayaa maanta lagu qabtay magaalada caasimadda ah.
Kulanka waxaa qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo maalmihii ugu dambeeyay wadday dedaallo la xiriira sare u qaadidda ammaanka Muqdisho oo ay ururrada bulshada rayidka ah ay kala xaajoonaysay.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda Somalia Cabdikariim Xuseen Guuleed oo kulanka ka hadlay ayaa culimada kula dardaarmay inay ka qaybqataan sugida amaanka, isla markaana ay ku dedaalaan fidinta diinta.
Dhinaca kale, kulan ku saabsanaa xaqiijinta ammaanka magaalada Baydhabo oo ay ka qaybgaleen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo qaybaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay xarunta gobolka Baay.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa tilmaamay in qaybaha bulshada ay ka dhagaysteen warbixino kala duwan oo cabaashooyin u badnaa.
Waxa uu xusay inay wax ka qabandoonaan cabaashooyinka shacabka ee ku aaddan dhanka maamulka, isagoo sheegay inay gacan bir ah ku qabandoonaan kooxaha isku dayaya inay carqaladeeyaan ammaanka gobollada dalka.
Wararka ka imaanaya magaalo Ganacsiga Boosaaso ayaa sheegaya ...
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...