Baarlamaanka Soomaaliya oo maalintii labaad uu fashil soo wajahay
Published on March 5, 2013 by muqdisho abdifatah · No Comments
Number of View :1442
Fadhiga labaad ee kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markii labaad qabsoomi waayay kadib markii xildhibaanadu ay xaadiri waayeen xarunta loogu tala galay in mudanayaasha Sooomaaliyeed ay ku gutaan waajibaadkooda dastuuuriga ah.
Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah xildhibaanada oo saxaafada lahadlay kadib markii uu fashilku ku yimid fadhigii ay ay yeelan lahaayeen ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay mudanayasha aan iska xilsaarin in ay gutaan waajibaadka qaran ee saaran.
Xildhibaanada qaarkood ayaa waxa ay ku maqanyihiin safarka R/wasaaruhu uu ku aaday Galguduud, qaar ayaa dibadda ku maqan, wasiirra kuxigenada dowlada Soomaaliya ayaa iyana waxa ay u badanyihiin xildhibaanno, halka ay jiran mudanayaal kale oo dalka ku sugan hasa yeeshee aan wali kaqeyb gelin kulan kamid ah kulamada kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.
Shalay ayaa sidaan oo kale waxaa baaqaday kulan ay mudanayaashu yeelan lahaayeen kadib markii uu buuxsami waayay kooramkii loogu tala galay in baarlamaanka soo xaadiraan si kulamadu u furmaan.
Arintaan ayaa waxaa walaac ka muujiyay Shacabka Soomaaliyeed oo si aad ah ula yaabay qaabka ay isu bedeleen xildhibaanada Soomaaliyeed oo lashegay in ay u badanyihiin rag aqoonyahana ah oo loo xulay in ay dalkooda iyo dadkooda ugu shaqeqeeyaan howl karnimoiyo, firfircoonaan iyo cadaalad.
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada ...
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in ...
Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...
Mudaharaad looga soo hor jeeday qaadashada Caruurta Soomaaliyeed ...
Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socdeen ...