Banan Baxyo Looga Soo Horjeedo Faroole Oo Ka Socda Magaalada Boosaaso
Published on February 8, 2013 by abdi maanka · No Comments
Number of View :1204
Waxaa saaka Oo Jimca ah kabiloodaday Magaaladda Boosaaso ee Xarunta gobalka Bari Banaanbax Rabshado Wato kaas oo ay samayenayeen Dad Farabadan Kuwaas oo Ku Kacsan Madaxweynaha Dowalada Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
Dadkan ayaa kadhawaaqayeey Erayo Lid ku ah Xukumada Faroole Hadalada ay ku dhawaqayeen ayaa waxaa Kamid ahaa ‘Dooni mayno Faroole;Dooni Mayno xukun Kororsi’Iyo Erayo Kale
Mid kamid ah Wariyaasha ka Howl Gala Magaalada Bosaaso oo Diiday In mgaciisa lashaaciyo Sababo amniga Dartii ayaa waxa u faah faahin nagasiyeey sida ay wax u dhaceen isagoo shegay In argada D/Hoose ee Kutaal oo u saarna madaxweynaha sawirkiisa ay Dumiyeen Shacab Caraysan kuwaas oo kasoo Horjeeda Halka sano ee Madaxweynaha Ku Darsaday
Magaaladda Ciidan ayaa dhobna waxayna Sidoo kale Kala Eryeeyn Shacabka Halkaas kuuso Banaanbaxay Qaar kamid ah shacabka Kusugna Ayaa la Xirinay Waxayna shegeen In aysan Donayb Xil Kororsi Faroolena u wakhtigiisi Dhamaaday
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...