Cunista Yaanyada Oo Kordhiso Kacsiga Warhoow Ha La’iska Yareeyo Dalc Bilaashka
Published on February 11, 2013 by admin · No Comments
Number of View :11014
Qubarada Jaamada Boston University ee dalka America ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay in ay Tomato ama Yaanyada ay ka qeyb qaadato kacsiga gaar ahaan dhanka Dumarka.
Inkastoo dumarka ay aad u isticmaalaan Yaanyada hada ma ogo sirta dhabta ah ee ku jirta waxaana cilmi baaristaasi lagu sheegay in haweenka isticmaala yaannyada ay ka kacsi badan yihiin kuwa kale ee aanan isticmaalin waana sababta keenta in xitaa haweenka aadka u isticmaala ay ka raaxa badanyihiin kuwa kale.
Raaxada Sariirta oo ah mida ugu qiimaha badan raaxo nolol uu arko ayaa ah mid labadan dhinac ay u maraan wado walba oo lagu kordhin karo qiimaheeda ayadoona shirkadaha aduunka ay isku dagaalaan in ay soo saaraan sheyba sheyga uu qurux badanyahay si loogu isticmaalo aqalka.
Tomato ama Yaanyada ayaa la sheegayaa in ay ku jirto maado kicisa dareenka xiliyada badan ayadoona sida aan wada ognahay haweenka Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan xili kasta.
DALAC-BILAASHA waxa uu ka mid yahay inta badan wax ay ka wada simanyihin dumarka Soomaalida cunistiisa ayadoona 90% ay tahay tomato-da waana mida keenta in hablaha Soomaalida xiliyada qaar ay ka dareen iyo kacsi badanyihin kuwa kale ee caalamka marka laga reebo kuwa aanan isticmaalin Dalacbilaashka.
Cilmi baaristaan ayaa noqoneyso tiro daraasad oo ay sameysay Jaamacada waxaana haatan lagu ogaaday dalalka aadka loogu isticmaalka badanyahay Italy, Pakistan, America, Somalia ayadoona dalalkaasi ay yihiin kuwa liiska koobaad uga jira isticmaalka tomato-da ama Yaanyada.
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada ...
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in ...
Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...