Daawo Sawirada:Madaxweynaha Soomaaliya oo Shacabka Magaalada Qaahira Usheegay hadalo siweyn Ugu Farxayn Una qabowjiyay Laabta
Published on February 8, 2013 by admin · No Comments
Number of View :1301
Waxaa xaflad aad iyo aad u Qurux Badan laguna soo dhaweynayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdigiisa oo beryahan ku sugnaa magaalada Qaahira ee Dalka Masar ka Dhacday Hoolka way nee Jaamacadda al Azhar ee Magaalada Qaahira
Xafladda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Soomaali kumanaan ah oo ku nool Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar kuwaasi oo hoolka uga soo xaariday in ay maamuus sare u sameeyaan Madaxweynaha iyo wafdigiisa.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah R/Wasaare Ku Xigeenka, ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adan,Wasiiru-dowlaha madaxtooyadda Faarax Shiikh Cabdulqaadir Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibada Dr Maxamed Nuur Gacal iyo la-taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka howlgash xafiiska Madaxweyaha Soomaaliya.
Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana ammaanka sugaya ciidamo gaar ah, kuwaasi oo sugaya amniga goobta iyo habsami u socodka xafladda, waxayna dadka u muuqdeen kuwo si weyn u Sugayay in ay arkaan madaxweynaha, isla markaana ay dhegeystaan hadalkiisa.
Caruur aad u da’ yar ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay ubaxyo Waxaana Hal Mar Wada Sara Kacay Dadwaynihii ku sugnaa Hoolka Xafladda ka dhacesay kuwaasi oo Sacab iyo Faraxd ku soo Dhaweeyay Madaxwanaha Soomaaliya iyo wafdigiisa
Ugu Danbayntii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud Ayaa ka hadlay Xafaladda Wuxuuna Aad ugu Nuux Nuuxday Safaradii uu ku soo Maray Dalalka kala ah Bijimka iyo Dalka Ingriiska iyo Waxyaabihii ka soo Qaboosmay Wuxuuna Soomalida ku dhaqan Dalka Masar ku Booriyay in ay Tageeraan Dalkooda Hooyo wxuuna kula Dardaarmay Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka Masar in ay Dalkooda wax u soo Bartaan oo dalkooda Dib Ugu Soo Noqdaan Si ugu Qeyb Galan Dhib u Dhiska Dalka Soomaaliya .










Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada ...
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in ...
Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...
Mudaharaad looga soo hor jeeday qaadashada Caruurta Soomaaliyeed ...
Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socdeen ...
Waxaa waqti yar kahor Isgooska KM-4 ee Magaalada ...
Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Tifaftiraha Shabkada ...
Iyada oo dhawaan uu gudoomiyaha Tarzan uu shaaciyay ...
Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba ...
Xassan Sheek Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya, iyo Cabdi Raxmaan ...
Fanaanka weyn ee Cawaale Aadan ayaa waxaa la ...
Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada ...