Dagaal Xoogan oo Kasocda Nawaaxiga Buuraleyda Gal Gala iyo Gurmad Xoogan oo Soo Garaya Shabaab
Published on January 17, 2013 by admin · No Comments
Number of View :1724
Wararka haatan naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa waxay sheegayaan in dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Xarakada Al-shabaab uu ka qarxay deegaan aan sidaasi uga fogeeyn buurta Gal-gala ee gobalkaasi.
Dagaalka ayaa ah mid culus waxaana uu qarxay ka dib markii ciidamada Xarakada Al-shabaab ay weerar culus kusoo qaadeen fariisin ay ciidamada maamulka Puntland ku lahaayeen halka uu haatan dagaalka ka socdo, iyadoona madaafiic culus la isku adeegsanaayo.
Ilaa iyo haatan lama oga qasaaraha rasmiga ah ee halkaasi ka dhashay, waxaana dagaalka uu yahay mid culus, iyadoona goob joogayaal ay inoo sheegeen in xaaladda ay tahay mid alloow sahal ah.
Maalintii shalay ayaa sidaan oo kale buuraha Gal-gala ee gobalka Bari waxaa ugu dagaalamay ciidmada Xarakada Al-shabaab iyo kuwa maamulka Puntland, iyadoona saarkiisha maamulka Puntland ay guulo ka sheegteen dagaaladaasi.
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada ...
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in ...
Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...