Friday, May 24th, 2013

Dhacdooyinkii Ugu waweynaa ee Ka Dhacay Soomaaliya 2012(Ma Sanad farxadeed Mise Sanad Murugo)

Published on December 28, 2012 by   ·   No Comments Number of View :166

Sanadka 2012 Ayaa Ahaa Sanad tistanbulaarikhi Ah kaasi oo isbadala waweyn ka Dhaceen wadanka soomaaliya Waxana l;aga Xusi kara Taarikhda 20 Sano kadon oo dalka Soomaliya lagu doortay Gudahiisa,Barlamaanku waasi oo La An saxiyey kadibna Doortay Madaxweynahii ugu horeyey Muqdisho lagu doorto 20 sano Ka Dib.

Waxana Sidoo kale dowlada Soomaaliya u suuro gashay inay gacabta Ku qabato goobo Muhima Oo kuyaalo koonfurta Wadanka soomaaliya,Ayna ka Mid tahay Magalooyinka Kismaayo,Marka,Afgooye,baledweyn,baydhaba iyo magaalooyinkale Oo Xiligani Ka Mida goobaha ugu Istaraatijisan wadanka Soomaaliya.

Inkasta Oo guulaha Soomaliya ku talabsatay Sanadka 2012 Ahayeen kuwo isdabayaala Hadana Waxay U hayd Sanadkii ugu farxada badna Shacabka Soomaaliyed oo dagaalada la dageen mudada ka Badan 20 sanadood.

hadaba aan ku bilabee,waxa taarikhda Markii ugu horaysey dowladaha calamka soomaaliya ka gadheen in Loo qabto Shir weyne loogu gogol xadhayo isbadalo ka Dhaca wadanka soomaaliya,iyadoona  February 23, 2012 dowlada Britian Ay Marti galisey shirweynha Soomaalida Ayna Ka Soo Qeyb galeen in ka Badan 50 Dowladood Iyo ha’ayado calamiya.
World Leaders And Officials Attend London Conference On Somalia
Waxana Shirkaasi ka Qeyb galay Dhamaan madaxda matala Maamulada Iyo dowlada soomaaliya,waxana laga Soo saray Qodobo gun dhig u ahaa Inay Isbadalada Ka Dhacaan gudaha danka soomaaliya.

Halkani Hoose Akhriso Qodobada laga Soo saray.

In dalka Soomaaliya dadkiisu ay ku qancaaan hogaankooda, iyo in hogaanku uu noqdo mid ay Soomaalidu leeyihiin.
In beesha caalamku ay argti mideysan ka qaadato taageerada Soomaaliya.

In musuq maasuqa, argagixisada, Burcad-badeeda iyo dowlad la’aantu ay sal u yihiin dhibaatooyinka dalka ka jira sida macaluusha iyo qaxootiga faraha badan.

In beesha caalamku ay xoojin doonto taageerada ay u hayso Soomaaliya si mustaqbalka uu noqodo dal xoogan oo horumar ku talaabsada.

In la xoojiyo ciidamada nabad ilaainta ee AMISOM.

In wakhtiga dowladda KMG ahi uu ku eg yahay August 2012.

In horumarka la tiigsanayo la xoojiyo lana ciqaabo cid kasta oo caqabad ku noqota.

In la taageero wada hadalo dhex mara Somaliland iyo dowladda Soomaaliya is ay isula qeexaan mustaqbalkooda.

In laga hortago musuqmaasuqa baahasan lana abuuro guddi la dagaalama.

In xuquuqul Insaanka kor loo qaado.

In la taageero Garoowe-2 iyo shirarkii ka horeeyey.
In la xoojiyo laamaha ammaanka iyo kuwa caddaalada ee Soomaaliya.

waxa sanad 2012 Dowlada Turkiga Dhankeeda Ku Dhawaq day Inay Hogaan u Qabanayso Inay isoo Hor fadhisido Madaxda Iyo  Dhamaan Qeybaha kala Duwan ee Soomaaliya,Iyadona June 2, 2012  Marti Galisey Shir Weyne Mudo Laba Malin Soconayey.

Dowlada Turkiga Oo iyada Ah dowladii ugu Horaysey Oo usoo Gurmatey Abarii isla Sanadkii laga soo gudbey ku Dhufatay Koonfurta Dalka soomaaliya,isla Markaasina Kumanan malyan Ku Bixisay Inay gar gaar ugu yaboohdo Shacabka Soomalaiyeed ee Ku dhibataysna Abaarti samaysay.

Waxa Shirkaasi ka Qeyb galay Dhamana Qeybaha kala duwan Ee Soomaalida matalaya Iyadoona Qodobo badan laga Soo saray.

istanbul

Hoos ka Akhriso Qodobada
-In La Tixgelinayo Madaxbanaanida,Sharafta iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed.

-In Nabad dhab ah laga sameeyo Soomaaliya ayadoo Shacabka Soomaaliyeed ay raadinayaan dib u heshiisiin,nabadeyn iyo Xiriir Siyaasadeed si loo helo Dowlad wadajir ah oo Soomaaliya oo dhan mateli karta.

-In Beesha Caalamka ay rajo wanaagsan u yeeshay waxqabadkii Dowladda ee Sanadkii lasoo dhaafay oo Marxaladdo adag lagusoo shaqeeyey islamarkaana horumar laga sameeyey dhinacyada Ammaanka, Siyaasadda,bani aadannimada iyo Dib U Heshiisiinta.

-Shirkan wuxuu hoosta ka xariiqay in Mas’uuliyadda koobaad ee sidii xal loogu heli lahaa Soomaaliya ay leeyihiin Soomaalida beesha Caalamkuna ay ku taageerayaan.

-In la xasuusto shirkii London oo aad iyo Aad muhiim u ahaa arimmo badanna lagu gaaray.

-In lasoo afjaro Xiliga KMG 20-August-2012 sida ku cad Kampala Accord,Road-Map,Garowe Principles iyo Addis Ababa.

-In Beesha Caalamku ay si deg deg ah u fuliyaan dhammaanba Ballanqaadyadii ay horey u ballan qaadeen si loo helo markii Odayaasha Dhaqanku ay Muqdisho ku laabtaan ay soo xulaan ergadii Ansixin laheyd Dastuurka iyo Baarlamaanka Cusub.

-In Soomaalida lagu ammaanay sida ay u ilaalinayaan xuquuqda Haweenka ayadoo golaha ansixintana 30%haween ay yihiin.

-In Shirka Istanbul uusoo dhaweynayo iney si KMG ah u ansixiyaan Dastuurka.

-In Shirka Istanbul uu taageerayo in shacbiga Soomaaliyeed laga talageliyo Dastuurka ayagana ay xaq u leeyihiin.

-Shirka Istanbul wuxuu hoosta ka xariiqayaa in Baarlamaanku Cusub oo noqdo mid loosoo xulo si cadaan ah oo aanay mugdi ku jirin.

-In Doorashada Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka aanay laga dib dhigi Karin waqtigooda.

-Wuxuu kaloo Shirka Istanbul soo dhaweynayaa go’aankii Bishii May kasoo baxay IGAD,AU iyo Q.M ee ku aadanaa in cidii ka hortimaada hanaanka hada socda loo aqoonsanayo qaswadeyaal(Spoilers) ayadoo Shirkanna uu hoosta ka xariiqayo kooxahaasi in laga qaado talaabooyin adag.

-In Beesha Caalamka looga baahanyahay iney taageeraan qabsoomida Wadahadallada dhexmaraya DFKMG iyo Somaliland.

-Kasoo qeybgalayaashu waxey aad iyo aad u eegeen in Siyaasadda cusub ee hada dhalaneyso loo baahanyahay hay’adaha lasoo dhisayo iney noqdaan kuwo Soomaalida oo dhan wada meteli kara.

-Shirkan wuxuu tixgelinayaa arrimaha Xuquuqul Insaanka ayadoo Soomaalidana laga doonayo iney texgeliyaan dhowrid Xuquuqda Aadanaha.

-In La helo dib u heshiisiin dhab ah oo Soomaalida dhexdeeda umadduna is cafiso sida dalal badan oo Caalamka ah ka dhacday.

-Waa inay bilaabataa wixii ka dambeeya August 20-2012 barnaamijyo cusub oo dib loogusoo celinayo dhismaha hay’adaha Dowliga taasi oo sii ambaqaadeysa qodobada ku xusan Road-Mapka.

-In Lasoo Celiyo dib u dhiskii dalka ayadoo dhammaanna Hay’adaha Ammaanka loo helayo tasaaliidkii ay u baahnaayeen laguna Xoojiyo.

-In Xaga Tababarrada laga taageero Ciidammada Soomaaliya sida ay hada bilowday Dowladda Turkiga.

-In La Sameeyo Ciidammo si gaar ah u tababaran oo dadka iyo Dalka Ammaankooda sugi kara.

-In Lagu ammaanay AMISOM howlaha ay xaga Amniga ka wadaan iyo sido kale Dowladihii saaciday oo ay ka mid yihiin Mareykanka iyo Midowga Yurub.

-In Dowladihii horey u balan qaaday iney Soomaaliya usoo dirayaan Ciidammo ka mid noqda AMISOM ay si deg deg ah usoo dhameystiraan Ciidammadii ay ballan qaadeen.

-In Laga hortago dhammaanba wixii keeni kara Carqalad.

-In Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamkaba ay noqdaan kuwo ka wada shaqeeya sii xoojinta Hay’adaha Amniga.

-In La Dhiso amaba dib u habeyn lagu sameeyo Hay’adihii Sharciga sida Maxkamadihii.

-Shirkan wuxuu si Wadajir uga soo horjeesanayaa falalka Argigixisanimo,Dagaallada iyo Xuquuqul Insaanka oo lagu tunto wuxuuna dhiirigelinayaa sidii Beesha Caalamku arrimahaasi oo dhan ugasoo wada horjeesan laheyd.

-Shirkan wuxuu Cambaareynayaa in Carruurta loo adeegsado dagaallada ayadoo la askareeynayo

-Shirkan wuxuu u arkaa la dagaalanka Burcad Badeeda Xalka guud ee lagula dagaalami karo inuu yahay in Burcad Badeeda lagala dagaalamo Berriga.

Waxayna Noqdeen Kuwo Inta Badan Wixii ka soo baxay Shirkaasi Mudo yar kadib lagu talab sado,Waxana Muqdisho Markii ugu horaysey Shir uga Furmay Oday Dhaqameedka Soomaalida oo iyaga Bundhig U Ahaa xalinta Khilafka Soomaalida kala gala.

August 1, 2012  Ayaa Markii Ugu Horaysey waxa Ergada Ansaxinta Tastuurka Ay Qalinka Ku duugeen dastuurka Cusub Ee wadanka Soomaaliya Oo markii ugu Horaysey Noqda dastuur Matalaya Shacabka Soomaaliyeed madama Ay An saxiyeen Odayaal Dhaqameedka Matalaya Dhamana soomaaliweyn.

tastuurka

Waxayna Cod Aqlabiyad ah ku An saxiyeen Dastuurka dalka Soomaaliya,Waxana Shirka Ansaxinta Joogey 645 xubnood, 621 ka mid ah ayaa ku codeeyay, halka  13 ergo ay ku codeeyeen ay diideen, Waxaana sidoo kale ka aamusay 11 xubnood.

Aug 28 2012  Waxa Golaha barlamaanka ee lasoo Xulay Iska Soo Doorteen Afhayeenka Barlamaanka Oo Mudada Soo socda Hogaaminaya waxana Loo Doortay Gudoomiyaha barlaamanka Soomaaliya Pro.maxamed Sheekh Cismaan jawaari.

10 September 2012 Ayaa taarikhda markii ugu Horaysey magaalada Muqdisho Lagu doortay Madaxweynaha Soomaaliya,waxana Loo Doortay Inuu 4 sano Soo Socda Hogaamiyo Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya  xasan Sheekh Maxamud,waxayna Noqotay talabadii Ugu Horaysey oo Ah Mid Taarikhi Ah.

iyadoona si Aqlabiyada loogu doortay Xilkaasi,waxana Sitaarikhi Ah Xilka Madaxweynaha goobtaasi Ugu wareejiyey Masuuliyada Dalka Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh axmed.

Oct 6 ,2012 Waxa Uu Madaxweynaha Soomaliya Ku Dhawaqay Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi farax shirdoon (saacid) Oo Noqday ra’iisal wasarahii Ugu Horeyey Ee dowlad KMG Ahayn Soomaaliya ka Noqda ra’iisal wasare tan iyo Dowladii Dhexe Ee Soomaaliya.

November 04, 2012 waxa uu ra”isal wasaraha soomaaliya Ku Dhawaqay Golahiisa wasiirada iyadoona uu Ku Dhawaqay Xubnaha wasiirada oo Ah kuwa kooban tan Iyo Dowladii shexe Ee Soomaaliya.

Dec 13 2012 Ayaa Waxa uu Ra’isal wasaraha Sidoo kale Ku Dhawaqay wasiir Ku Xigeenada Xukumada Soomaaliya Iyo wasiiru Dowlayasha.

.…Dhamaad…

W/Q.Mohamed Abdulahi Khalif (Shine)

Readers Comments (0)




Arimaha bulshada/Galmada

Gollaha wasiirada2

Dhageyso Shirkii golaha Wasiirada oo looga hadlay wadahadalada Somaliland iyo Arinta Kismaayo

Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Sawirka 1

Dr.Maxamed Nuur Gacal oo socdaal ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Kismaayo-2-160x120

Dhageyso Ugaas ka hadlaya qaabka ay kula haboontahay dhismaha maamulka Jubaland

Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
bad-news

Daawo Muuqaalka Soomaali Shinni Dhaqato ah.

Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
baar

Xildhibaanada oo dib u eegay miisaaniyadda xukuumadda

Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
odayaal_2

Dhageyso Odayaashii soo dhisay DFS oo ka digay Mooshinka Xukuumadda.

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
9

Daawo Sawirada Dibad baxyo Looga Soo Horjeedo Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ka Dhacay Muqdisho.

Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Jowhar1

Dhageyso dabkii la qabadsiisay tuul Shabeelada hoose dhacda oo tafaasiil laga bixiyay

Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
bad-news

Dhageyso mid kamid ah maamulada dalka oo dhaliil u jeediyay Dowladda Soomaaliya.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Kismaayo-2-160x120

Taliska Police-ka Kismaayo Kismaayo oo Beeniyay Ciidamadda Booliska ee Kismaayo lagu daayay inay yihiin Raaskambooni oo shaarkii laga badlay

Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
howl

Shacabka ku dhaqan Qaar ka mid ah Xaafadaha Hoos yimaada Degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir ayaa saaka ku soo toosay Howlgallo aan caadi ahayn oo xaafadahooda ka soconaya.

Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Ciilmooge

Daawo muuqaalka Dowlada Soomaaliya oo ay dhib xooggan ku hayaan Xoogsato ajaanib ah oo si sharci daro ah uga shaqaysta Dalka

Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
bad-news

Daawo Muuqaalka Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad

Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
fatahaadsh (7)

Daawo sawirada Shabaab oo iska difaacaya fatahaada wabiga Shabeelle

Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay  degmada ...
FAROOLE

Dhageyso Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray Xarun barakacayaasha loogu tala galay

Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
shariif Xassan

Dhageyso Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka.

Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
hqaad (1)

Dhageyso Haweenka Qaadka iibiya oo loo soo ban-dhigay qorshayaal cusub.

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Haweenka-Qaadka10-300x225

Haweenka Qaadka iibiya ee Puntiland oo lagu dhiiri geliyay in ay shaqooyin kale raadiyaan

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Hargeisa

Daawo muuqaalka gacan ka hadal ka dhacay xaflada loogu dabaal degayaya gooni isu taaga Somalialnd

Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
xoog_weyne_4

Daawo Sawirada oday jira ku dhahwaad 100 sano oo ilkihiisa gaari ku jiidaya.

Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Saacid-Kismaayo-24-160x120

Dhageyso Madaxweyihii afaraad ee Kismaayo looga dhawaaqay oo ka hadlay dareenkiisa.

Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
bad-news

Dhageyso “Jubbaland Hal Madaxwayne ayay leedahay, waana Barre Hiiraale”

Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...

Daawo Muuqaalka Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow

Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in   ...
faroole-500x331

Dhageyso Mid kamid ah Siyaasinta ka soo jeeda Jubbooyinka oo Faroole ku eedeynaya dhibka Jubalnad.

Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
bad-news

Daawo Muuqaalka nin gaari ku fadhiya lacag aad u badan meel fagaara ah ku bur-burinaya.

Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Kismaayo-2-160x120-150x120

Xukun Jacaylka Sh.Axmed Madoobe iyo ku xumeeyska Barre Hiiraale maxaa kala heeysta ? !!

Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
Cabdi Kariin Xuseen Guuleed

Dhageyso Xukuumada Soomaaliya oo si kulul uga hadashay doorashdii shalay lagu doortay madaxweynayaasha Jubaland

C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
kismaayo2

Dhageyso Madaxweynihii sedaxaad oo Kimaayo yeelatay

Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
GAAS

Dhageyso R/wasaarihii Hore ee Soomaaliyaoo ugu hambalyeeyay Axmed Madoobe doorashadiisa Kenya ay ka danbeyso

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Bastoolad-lagu-diley-dad-rayid-ah

Dhageyso Maamulka caabuud waaq oo ka hadlay Sheekh ladilay

Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
raaxo-300x210

Raaxada ka horeysa galmada iyo tilmaama fiican oo ragga u gaar ah.

Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...
Gudoomiye Jawaari Iyo Jaaliyadda Norway 14

Daawo Muuqaalka Soomaalida Norwey oo fariintoodii ugu danbeeyay diraya kadib mudaaharaadyo xariir ah

Mudaharaad looga soo hor jeeday qaadashada Caruurta Soomaaliyeed ...
roob_2

Daawo Muuqaalka Biriq goob uu damaashaad ka socday u bedeshay murugo

Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socdeen ...
qarax

War Dag Dag ah: weerar ismiidaamin ah o ka dacay Isgooska KM 4 ee Magaalda Muqdisho.

Waxaa waqti yar kahor Isgooska KM-4 ee Magaalada ...

Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Wariye Nuur Ismail Sheikh Iyo Safiya Cali Mahad

Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Tifaftiraha  Shabkada ...
Tarsan-kormeer

Daawo Muuqaalka odayaal careysan oo Tarzen canbaareynaya

Iyada oo dhawaan uu gudoomiyaha Tarzan uu shaaciyay ...
cmg (1)

Daawo Sawirada Mucjiso tii ugu darneed taariikhda dhaw oo Muqdisho lagu arkay

Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba ...
11_17

dhageyso Xassan Sheekh iyo Faroole oo isfahmi waayay

Xassan Sheek Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya, iyo Cabdi Raxmaan ...
Cawaale-Aadan

Daawo Muuqaalka fanaan Soomaaliyeed oo dhacdo la yaab leh ka sheegay nolosha Soomaalida Canada

Fanaanka weyn ee Cawaale Aadan ayaa waxaa la ...
NOW

Daawo: Dhibaatada Heeysata Hooyooyinka Soomaliyeed Ee Wadanka Norway..

Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada ...