Ganacsatada Soomaalida ah ee reer Gaarisa oo dhibaata ku qaba sawirada murashixiinta doorashada.
Published on March 1, 2013 by muqdisho abdifatah · No Comments
Number of View :1134
Soomaalida, gaar ahaan ganacsatada ku nool magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa waxa ay cabasho tii ugu darneyd ka muujinayaan sawirada murashixiinta u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweynaha ku xigeenka dalka Kenya.
Waxa ay sheegeen ganacsatadaani in albaabada goobahooda ganacsi habeenkii lagu dhejiyo sawirada murashixiinta, iyada oo shacabka iyaga ka dukaameestana ay ka go’antahay in aysan wax ka iibsan dukaan uu irida uga dheganyahay sawir ruux iyagu aysan taageersaneyn.
Ganacsatadaani qaarkood ayaa waxa ay ku hadleen in habeenkii marka ay seedxaan dadka ololaha u wada murashixiinta ay ku dhejinayaan albaabada ganacsiga ah sawiradda iyada oo subaxdii la’arkayo albaabkii oo ay qariyeen sawiro badan, arintas oo ah mid ganacsigooda aan u habooneyn.
Arintaan ayaa waxa ay imaaneysaa iyada oo wajigii ugu danbeeyay ee doorashada dalka Kenya lagu jiro, qolyaha ololaha wadaahina ay doonayaan in ay soo jiitaan taagerayaal fara badan oo u codeeya hadba ruuxa ay iyagu lajiraan.
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada ...
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in ...
Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...
Mudaharaad looga soo hor jeeday qaadashada Caruurta Soomaaliyeed ...
Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socdeen ...
Waxaa waqti yar kahor Isgooska KM-4 ee Magaalada ...
Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Tifaftiraha Shabkada ...
Iyada oo dhawaan uu gudoomiyaha Tarzan uu shaaciyay ...
Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba ...
Xassan Sheek Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya, iyo Cabdi Raxmaan ...
Fanaanka weyn ee Cawaale Aadan ayaa waxaa la ...
Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada ...