Goobaha lagu sheekeeyo ee Gaalkacyo oo looga guurayo gawarida goobaha lagu badanyahay lagu weeraro.
Published on March 1, 2013 by muqdisho abdifatah · No Comments
Number of View :1109
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa qadyaan looga taaganyahay dad hubesan oo wata gawaari nuuca raaxada ah oo rasaas kufura goobaha dadku ku qaxweeyaan, arintaas oo sababtay in dadku ay ku dhiiran waayaan tegitaanka goobaha lagu sheekeyo.
Mid kamid ah dad sida aadka ah u jeclaa goobaha lagu fiidsado ama lagu casiryeeyo oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxa uu sheegay in uusan waayahaan tegin meel fagaara ah oo dad badan isugu yimaadaan kadib markii ay bar tilmaameed goobahaasi u noqdeen werarro kedis ah oo gawaari nuuca raaxada ah lagu fuliyo.
Waxa uu sheegay ninkaasi in dad badan oo asaxaabstiisa ahna uu kawaaniyay goobahaasi maadaama qatarteedu badatay, asyanna ogeyn cidda beegsaneysa.
Gaalcayo oo koofur iyo waqooyi ay kala maamulaan Galmudug iyo Puntilalnd ayaa waxa ay caan ku tahay in goobaha Bulshadu ku badantahay lala eegto weerarro ay fulinayaan rag hubeysan oo gawaari ku ordaya iyada oo bisha dhamaatay gudaheeda lasoo wariyay laba dhacdo oo nuucaas ah oo kakala dhacay labada gedi ee magaalada.
Arintasi dadka qaar waxa ay ku macneeyeen falal aar goosi ah oo ay fulinayaan dad aanooyin isu haya oo ku kala, nool labada jaanib ee magaaladu ay u kala jabantahay inkasta oo arintaasi si sax ah cid u sheegi karta aysan jirin.
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada ...
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in ...
Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...