Gudi isku dhaf ah oo loo saaray xalinta dagaaladii Kismaayo.
Published on February 27, 2013 by muqdisho abdifatah · No Comments
Number of View :1197
Wararka laga helayo magaala xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay xaqiijinayaan in ladhisay gudi isku dhaf ah oo wax ka qabta dagaalkii maalma kahor ka dhacy bartamaha magaaladaasi ee sababay qasaaraha nafeed iyo tan maaliyadeed.
Gudigaasi ayaa waxaa lasheegay in uu isugu jiro saraakiil kasocota kooxda Raaskanbooniyiinta ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe iyo saraakiil kale oo iayna metelaya Meleteriga Soomaaliya ee kusugan gobalada Jubooyinka iyo Gedo.
Gudigaas nabadeed ayaa waxaa loo xil saaray in ay biya ku shubaan debka laga cabsi qabo in uu mar kale holco ee u dhexeyn kara dhinacyadii isku farasaaray Kismaayo ee Raaskanbooniyiinta iyo qaar kamid ah ciidamda dowlada Soomaaliya oo ka gadooday dhaqanka kooxda Raaskanbooni oo qancin waayay.
Sida lagu helayo wararka hor dhaca ah gudigu waxa ay siyaabo gaar gaar ah ula kulmi doonaan dhinacyadii hardamay, iyaga oo kadibna marka ay isku soo dhaweeyaan labadha dhinac oo ay soo ogadan halka sartu ka qursnatahay xalka abaari doona.
Magaalada Kismaayo oo kamid aheyd magaalooyinka ugu fowdad badnaa dalka Soomaaliya sanadihii kala daneyn la’aanta ayaa waxa ay marti gelisay isbuucaan bilaawgiisii dagaal saacado qaatay oo dhex maray Jabhadda Raaskanbooni iyo qaar kamid ah ciidamada dowlada Soomaaliya ee halkaasi jooga iyada oo ay ka dhasheen qasaare igu jira mid nafeed iyo mid maaliyadeed.
Wararka ka imaanaya magaalo Ganacsiga Boosaaso ayaa sheegaya ...
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...