Tuesday, May 21st, 2013

Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Meydka Nin ay Ku Sheegtay Inuu Xalay Dil U Geystay Sarkaal Ka Tirsanaa Nabad Sugida

Published on February 11, 2013 by   ·   1 Comment Number of View :1253

Hay’ada nabad sugida Soomaaliya ayaa ka warbixisay meydka nin ay sheegeen inuu xalay dil u geystay sarkaal ka tirsanaa hay’ada nabad sugida kaasoo fiidnimadii xalay lagu toogtay goob ganacsi oo ku taalla xaafada Nasii-Buundo ee  degmada Shibis ee gobolka Banaadir Taliyaha hay’ada nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Nabad sugida ee magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta uga warbixiyey Meydka ay maanta soo bandhigeen.

Khaliif Axmed Ereg  ayaa sheegay in ninka meydka ah ee ay soo bandhigeen uu dil u geystay sarkaal ka tirsanaa nabad sugida dowlada  Soomaaliya waxaana xiliga uu shirka Jaraa’id qabanayey taliyuhu agyaalay ninka Meydka ah iyo bistoolad la sheegay inuu xalay dilka ku fuliyey, Ereg ayaa tilmaamay in ninkan oo weerar kusoo qaadat sarkaalka geeriyooday isagoona tilmaamay in rasaas ay is weydaarsadeen ay sababtay geerida labadoodaba.

Taliyaha ayaa sheegay  in ninkani uu u geeriyooday dhaawac uu gaarsiiyey sarkaalkii ka tirsanaa hay’ada nabad sugida oo uu isagu toogtay wuxuuna sheegay iney hawlgalo ballaaran ka wadaan goobtii uu falku ka dhacay isagoona ballan qaaday iney gacanta kusoo dhigi doonaan dhamaan dadka falalka amaan darrada  ah ka wada gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Khaliif Axmed Ereg ayaa dhanka kale sheegay in maanta ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo iskaashanaya ay hawlgalo ka wadaan qeybo fara badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho wuxuuna sheeegay in ujeedka hawlgaladu ay yihiin sidii loo xaqiijin lahaa amaanka magaalada Muqdisho isagoona shaaca ka qaaday in hawlgaladu ay sidoo kale gaarsiisan yihiin duleedka magaalada Muqdisho oo uu sheegay iney dhibaatooyin ka wadaan askar ku labbisan direeska ciidamada dowlada isagoona tibaaxay in saxaafada looga warbixin doono marka ay soo idlaadaan.

Readers Comments (1)

  1. walaahi waawax aad iyo aad loogu farxo marki ninka dilka geystey asigana lagu dilogobti u dilka ka geystey




Arimaha bulshada/Galmada

bad-news

Daawo Muuqaalka Soomaali Shinni Dhaqato ah.

Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
baar

Xildhibaanada oo dib u eegay miisaaniyadda xukuumadda

Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
odayaal_2

Dhageyso Odayaashii soo dhisay DFS oo ka digay Mooshinka Xukuumadda.

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
9

Daawo Sawirada Dibad baxyo Looga Soo Horjeedo Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ka Dhacay Muqdisho.

Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha ...
Jowhar1

Dhageyso dabkii la qabadsiisay tuul Shabeelada hoose dhacda oo tafaasiil laga bixiyay

Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta ...
bad-news

Dhageyso mid kamid ah maamulada dalka oo dhaliil u jeediyay Dowladda Soomaaliya.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe ...
Kismaayo-2-160x120

Taliska Police-ka Kismaayo Kismaayo oo Beeniyay Ciidamadda Booliska ee Kismaayo lagu daayay inay yihiin Raaskambooni oo shaarkii laga badlay

Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo ayaa faah ...
howl

Shacabka ku dhaqan Qaar ka mid ah Xaafadaha Hoos yimaada Degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir ayaa saaka ku soo toosay Howlgallo aan caadi ahayn oo xaafadahooda ka soconaya.

Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha ...
Ciilmooge

Daawo muuqaalka Dowlada Soomaaliya oo ay dhib xooggan ku hayaan Xoogsato ajaanib ah oo si sharci daro ah uga shaqaysta Dalka

Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ...
bad-news

Daawo Muuqaalka Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad

Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa ...
fatahaadsh (7)

Daawo sawirada Shabaab oo iska difaacaya fatahaada wabiga Shabeelle

Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay  degmada ...
FAROOLE

Dhageyso Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray Xarun barakacayaasha loogu tala galay

Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/raxmaan Sheekh ...
shariif Xassan

Dhageyso Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka.

Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay mudane Jeylaani ...
hqaad (1)

Dhageyso Haweenka Qaadka iibiya oo loo soo ban-dhigay qorshayaal cusub.

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska maamulka Puntland ayaa ...
Haweenka-Qaadka10-300x225

Haweenka Qaadka iibiya ee Puntiland oo lagu dhiiri geliyay in ay shaqooyin kale raadiyaan

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maantii ...
Hargeisa

Daawo muuqaalka gacan ka hadal ka dhacay xaflada loogu dabaal degayaya gooni isu taaga Somalialnd

Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka ...
xoog_weyne_4

Daawo Sawirada oday jira ku dhahwaad 100 sano oo ilkihiisa gaari ku jiidaya.

Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Saacid-Kismaayo-24-160x120

Dhageyso Madaxweyihii afaraad ee Kismaayo looga dhawaaqay oo ka hadlay dareenkiisa.

Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
bad-news

Dhageyso “Jubbaland Hal Madaxwayne ayay leedahay, waana Barre Hiiraale”

Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...

Daawo Muuqaalka Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow

Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in   ...
faroole-500x331

Dhageyso Mid kamid ah Siyaasinta ka soo jeeda Jubbooyinka oo Faroole ku eedeynaya dhibka Jubalnad.

Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
bad-news

Daawo Muuqaalka nin gaari ku fadhiya lacag aad u badan meel fagaara ah ku bur-burinaya.

Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Kismaayo-2-160x120-150x120

Xukun Jacaylka Sh.Axmed Madoobe iyo ku xumeeyska Barre Hiiraale maxaa kala heeysta ? !!

Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
Cabdi Kariin Xuseen Guuleed

Dhageyso Xukuumada Soomaaliya oo si kulul uga hadashay doorashdii shalay lagu doortay madaxweynayaasha Jubaland

C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
kismaayo2

Dhageyso Madaxweynihii sedaxaad oo Kimaayo yeelatay

Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
GAAS

Dhageyso R/wasaarihii Hore ee Soomaaliyaoo ugu hambalyeeyay Axmed Madoobe doorashadiisa Kenya ay ka danbeyso

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Bastoolad-lagu-diley-dad-rayid-ah

Dhageyso Maamulka caabuud waaq oo ka hadlay Sheekh ladilay

Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
raaxo-300x210

Raaxada ka horeysa galmada iyo tilmaama fiican oo ragga u gaar ah.

Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...
Gudoomiye Jawaari Iyo Jaaliyadda Norway 14

Daawo Muuqaalka Soomaalida Norwey oo fariintoodii ugu danbeeyay diraya kadib mudaaharaadyo xariir ah

Mudaharaad looga soo hor jeeday qaadashada Caruurta Soomaaliyeed ...
roob_2

Daawo Muuqaalka Biriq goob uu damaashaad ka socday u bedeshay murugo

Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socdeen ...
qarax

War Dag Dag ah: weerar ismiidaamin ah o ka dacay Isgooska KM 4 ee Magaalda Muqdisho.

Waxaa waqti yar kahor Isgooska KM-4 ee Magaalada ...

Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Wariye Nuur Ismail Sheikh Iyo Safiya Cali Mahad

Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Tifaftiraha  Shabkada ...
Tarsan-kormeer

Daawo Muuqaalka odayaal careysan oo Tarzen canbaareynaya

Iyada oo dhawaan uu gudoomiyaha Tarzan uu shaaciyay ...
cmg (1)

Daawo Sawirada Mucjiso tii ugu darneed taariikhda dhaw oo Muqdisho lagu arkay

Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba ...
11_17

dhageyso Xassan Sheekh iyo Faroole oo isfahmi waayay

Xassan Sheek Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya, iyo Cabdi Raxmaan ...
Cawaale-Aadan

Daawo Muuqaalka fanaan Soomaaliyeed oo dhacdo la yaab leh ka sheegay nolosha Soomaalida Canada

Fanaanka weyn ee Cawaale Aadan ayaa waxaa la ...
NOW

Daawo: Dhibaatada Heeysata Hooyooyinka Soomaliyeed Ee Wadanka Norway..

Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada ...

Daawo: Muuqaalka Hooyada dhashay wiilashii qarxiyay Boston oo fariin caajiib badan direysa

Hadal heeynta ugu badan Talefishinada Caalamka ayaa noqotay ...
wiil

Daawo: Muuqaalka Wiil Soomaali Oo Qiratay in Uu Habar mareykanka ah kufsaday

Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka ...
salaad

Daawo: Haweeneey Aaan Salaada Tuakn Jirin Oo Qabriga Lagalin Waayay Subxaanalah……

Mucjisooyinka rabaaniga ah ee tilmaamaya awooda iyo kali ...