Jawaari oo Beydhabo u aaday in uu Ethiopia uga tuugo sii joogitaanka Soomaaliya.
Published on March 23, 2013 by muqdisho abdifatah · No Comments
Number of View :1394
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa lacadeeyay in uu u duulayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay si saraakiisha hogaamisa ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya ku sugan uu uga dhaadhiciyo in ay Soomaaliya kusii nagaadaan.
Xuseen Carab Ciise oo ah xildhibaan Soomaaliyeed gudoomiyana ka ah gudiga amaanka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu xaqiijiyay in gudoomiyuhu uu dhawaan tegi doono Baydhabo si uu kulamo ula qaato hogaanka Meleteriga Ethiopia ee Soomaaliya ka tirsan.
Kulankaasi ayaa waxaa lasheegy in muhiimada ugu weyn ay tahay qaabkii Ethiopia looga codsan lahaa in ay ciidamadeedu ay Soomaaliya ugu sii sugnaan lahaayeen inta looga diyaar garoobayo qaabkii ciidamo kale booskooda loogu buuxin lahaa.
Bixitaanka ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya u joogay in ay caawiyaan dowlada Soomaaliya ayaa noqotay jawha wareer cusub oo dowlada Soomaaliya soo wajahaya maadaama ay hor taagnaayeen cudud muuqata oo Shabaabku leeyihiin ay xilligaan kusoo fakaneyso dowlada Soomaaliya ee aan laheyn ciidan ka difaaca cadawga gudaha iyo dalka.
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...