Sunday, May 19th, 2013

Madaxweyne Xasan sheekh oo Xasaasi layeeshay Madaxweynaha wadanka Kenya Kuna Sugan Adis Ababa

Published on January 27, 2013 by   ·   No Comments Number of View :1233

Madaxweyneha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Kenya Mwai Kibaki ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaas oo uu ka socda shir-madaxeedka hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika.

Wada-hadallada labada madaxweyne ayaa daba socda qodobbadii looga hadlay kulan ay dhammaadkii sanadkii hore ku yeesheen magaalada Nairobi, kaddib booqasho madaxweynaha Soomaaliya uu Kenya ku tagay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxaafadda la hadlay markii uu kulanka dhammaaday kaddib ayaa sheegay inay isaga iyo madaxweyne Kibaki isla soo qaadeen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal.

Sidoo kale, waxay labada madaxweyne isla soo qaadeen hormarka xagga nabadda iyo xasiloonida ee ay dowladda Soomaaliya ku tallaabsaday.

Madaxweynaha Kenya ayaa isna sheegay in dowladdiisa ay sii wadi doonto inay ka taageerto xukuumadda Soomaaliya dadaalkeeda dib u dhiska dalka, isagoo muujiyey inuu ku faraxsan yahay in la adkeeyey xiriirka laba waddan.

Labada madaxweyne ayaa ugu dambeyn isku raacay in dhammaadka sanadkan la qabto shir goboleed looga hadlayo dhibaatooyinka qaxootiga haysta.

Readers Comments (0)




Arimaha bulshada/Galmada

xoog_weyne_4

Daawo Sawirada oday jira ku dhahwaad 100 sano oo ilkihiisa gaari ku jiidaya.

Oday lagu magacaabo Mike Greenstein una dhashay dalka ...
Saacid-Kismaayo-24-160x120

Dhageyso Madaxweyihii afaraad ee Kismaayo looga dhawaaqay oo ka hadlay dareenkiisa.

Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo, Cabdi Baalle Xuseen ...
bad-news

Dhageyso “Jubbaland Hal Madaxwayne ayay leedahay, waana Barre Hiiraale”

Cabdi Muuse (Wayfuratay) oo kamid ah raga sida ...

Daawo Muuqaalka Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow

Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in   ...
faroole-500x331

Dhageyso Mid kamid ah Siyaasinta ka soo jeeda Jubbooyinka oo Faroole ku eedeynaya dhibka Jubalnad.

Eng Yarow oo ah mid kamid ah Siyaasinta ...
bad-news

Daawo Muuqaalka nin gaari ku fadhiya lacag aad u badan meel fagaara ah ku bur-burinaya.

Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxa uu ...
Kismaayo-2-160x120-150x120

Xukun Jacaylka Sh.Axmed Madoobe iyo ku xumeeyska Barre Hiiraale maxaa kala heeysta ? !!

Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ...
Cabdi Kariin Xuseen Guuleed

Dhageyso Xukuumada Soomaaliya oo si kulul uga hadashay doorashdii shalay lagu doortay madaxweynayaasha Jubaland

C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga ...
kismaayo2

Dhageyso Madaxweynihii sedaxaad oo Kimaayo yeelatay

Xildhibaan hore ,Cumar Buraale Axmed, oo ah Siyaasi ...
GAAS

Dhageyso R/wasaarihii Hore ee Soomaaliyaoo ugu hambalyeeyay Axmed Madoobe doorashadiisa Kenya ay ka danbeyso

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas R/ Wasaarihii Hore ee ...
Bastoolad-lagu-diley-dad-rayid-ah

Dhageyso Maamulka caabuud waaq oo ka hadlay Sheekh ladilay

Kadib markii dableey Hubaysan oo kasoo jeeda deegaanada ...
raaxo-300x210

Raaxada ka horeysa galmada iyo tilmaama fiican oo ragga u gaar ah.

Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada ...
Gudoomiye Jawaari Iyo Jaaliyadda Norway 14

Daawo Muuqaalka Soomaalida Norwey oo fariintoodii ugu danbeeyay diraya kadib mudaaharaadyo xariir ah

Mudaharaad looga soo hor jeeday qaadashada Caruurta Soomaaliyeed ...
roob_2

Daawo Muuqaalka Biriq goob uu damaashaad ka socday u bedeshay murugo

Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socdeen ...
qarax

War Dag Dag ah: weerar ismiidaamin ah o ka dacay Isgooska KM 4 ee Magaalda Muqdisho.

Waxaa waqti yar kahor Isgooska KM-4 ee Magaalada ...

Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Wariye Nuur Ismail Sheikh Iyo Safiya Cali Mahad

Wariyayaasha oo Tahniyad Aroos u diraya Tifaftiraha  Shabkada ...
Tarsan-kormeer

Daawo Muuqaalka odayaal careysan oo Tarzen canbaareynaya

Iyada oo dhawaan uu gudoomiyaha Tarzan uu shaaciyay ...
cmg (1)

Daawo Sawirada Mucjiso tii ugu darneed taariikhda dhaw oo Muqdisho lagu arkay

Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba ...
11_17

dhageyso Xassan Sheekh iyo Faroole oo isfahmi waayay

Xassan Sheek Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya, iyo Cabdi Raxmaan ...
Cawaale-Aadan

Daawo Muuqaalka fanaan Soomaaliyeed oo dhacdo la yaab leh ka sheegay nolosha Soomaalida Canada

Fanaanka weyn ee Cawaale Aadan ayaa waxaa la ...
NOW

Daawo: Dhibaatada Heeysata Hooyooyinka Soomaliyeed Ee Wadanka Norway..

Muuqaalka Maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada ...

Daawo: Muuqaalka Hooyada dhashay wiilashii qarxiyay Boston oo fariin caajiib badan direysa

Hadal heeynta ugu badan Talefishinada Caalamka ayaa noqotay ...
wiil

Daawo: Muuqaalka Wiil Soomaali Oo Qiratay in Uu Habar mareykanka ah kufsaday

Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka ...
salaad

Daawo: Haweeneey Aaan Salaada Tuakn Jirin Oo Qabriga Lagalin Waayay Subxaanalah……

Mucjisooyinka rabaaniga ah ee tilmaamaya awooda iyo kali ...
mu

Daawo: Muuqaal Qosol Badan Oo Rag Soomaali ah Aay Handiseeen……

inta badann soomalida ku nool kudaha wadan iyo ...
gabar

Daawo: Gabadho Soomaliyeed Oo sheegeen In Aay Duruufta Aay Ku Kaliftay Cabista Shiishada…

Soomali Badan ayaa isticmaasho cabista shiishada hadaba muuuqaalkan ...
oohin

Daawo: Muuqaal Aad U Naxdib Badan Marki Aad Daawatid Kaa Oohin Doono…

Muuqaalkaan ayaa muslimiin badan oo dunida dacaladeeda ku ...
aros

Daawo: Muuqaal Layaab Leh Gabar Wariya Ah Oo Arsookeeda Ka Dooratay Arin Layaab leh…

Muuqaalka Maanta waa Muuqaal kaa yaabin doono marka ...
CA

Kalama Roona Real Madrid Oo la Marsiiyey Wadadii Barcelona, Lewandowski Waxa Uu ahaa Furaha Garoonka

Afar gool uu dhaliyay xiddiga reer Poland Robert ...
j

Waqtiyada Ugu Mac Ee Qofka Jaceyl Lagu Abuuro iyo Qababaka ugu Sahlan Aad Qof ugu Beeri Karto Jaceyl

Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbaaan ...
JAC

Daawo: Filim Yar Oo Ka Hadlaayo Jaceylka Aragtida Koo Waad ah Bari , Xiliganan Iyo Meeshaan……

fililm short oo aay ladaba dhaceeyn soomalida ku ...
last ned

Daawo: Fanaanka Weeyn Ee Codka Dahabiga Ah Axmed Ceegaag Oo Soo Saaray Hees Cusub…

Fanaanka weeyn ee reer koofur afric axmed cegaaaga ...
video-ga

Daawo: Fanaanka Ugu Da’da Yar Fanaaniinta Soomaliyeed Oo Tiyaatar Caalamka Wacdaro Ka Dhigay…

Cabdirizaq Maxamed oo ka mid ah ardayda Soomaalida ...
maam

Daawo: Haweeney Soomaali ah Oo Ka Baxday Diinta islaamka Qaadateyna Diinta Kirishtaanka..

Haweeney Soomaali ah oo ku nool dalka Finland ...
GABAR

Daawo: Arin Layaab ah Gabar Soomaali Ah Oo Ka Soo Muuqatey Telefishinka Dalka Holland..

Gabar Soomaali ah oo nin doon ah ayaa ...
h

Daawo: Filim Cusub Oo Ka Hadlaya Qasaaraha Uu Leeyahay Face booka Oo Ay Soo Saaren Dhalinyaro Soomali Ah.

Aaalada face booka oo ah Aaad weeyn misana ...
hees

Daawo: Fanaanada Weeyn Ee Qoob Ka Ciyaarka Sahruuja Oo Soo Saartay Hees Cusub…

waayahan danbe waxaan fanka kusoo badanay fanaanin dhor ...
ca

Bayren Munich Oo Hal Lug La Sii Gashay Finalka Koobka horyaallada Yurub kadib Markii Ay Allainz Arena Ku Xasuuqeen Barcelona.

Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii ...
swedish

Daawo: Nin HDhalashada Swedish Oo Qudbo Salaad Jimco ah Af Soomaali Ku Soo Jeediyaya…

waayahan danbe ayaa waxaa soo badanaayo dadka ajnabiga ...
malaay

Daawo: Malaay Sida Roobka Oo Kale u Da’aya Taaso la Yaabeeenaay Caalamka..

Muuqaalka maanta waa mid ku tusinaya Mucjisooyinka allaah ...