Maxay tahay hadal heynta ugu weyn oo ay maanta hadal haayaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Published on February 8, 2013 by admin · No Comments
Number of View :1606
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa maanta waxay hadal haayaan arin ku cusub dhegahooda, waxaadna arkaysaa dad badan oo arintaasi afka ku haaya marka aad joogto meelo ka mid ah goobaha ay shacabka isugu yimaadaan.
Dadka shacabka ah ayaa hadal haaya ciidamo ka socda dalka Ingiriiska oo qaar ka mid ah warbaahinta ay qoreen inay kusoo fool leeyihiin magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan xasilinta amaanka dalka Soomaaliya.
Dadka ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibanaaya arinkaasi, waxaana qaarkood ay kuu sheegayaan in sababta rasmiga ah ee ka dambeeysa arinkaasi ay tahay ka dib markii dalka Soomaaliya ay ka baxday xilligii KMG ahayd, sidaas darteedna caalamka uu hadda Soomaaliya usoo jeestay.
Sidoo kale shacabka ayaa kuu sheegaaya in markaan dalalka reer galbeedka ay aad u daneeynaayaan arinta Soomaaliya, si wax looga qabto marxaladda xilligaan dalka uu maraayo iyadoona Soomaaliyada cusub ay dhawaan dhalatay.
Waxaa hubaal ah in dowladda Ingiriiska ay dhawaan dalka Soomaaliya ka furan doonto safaarad islamarkaana safaaradaasi ay keensan doonto ciidamo gaar ah oo u ilaaliya safaaradooda
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...