Shacab Aad u Farabadan oo lagu xasuuqay Masaajid kuyaalo Soocdinta Udhaxeyso Soomaaliya iyo Kenya
Published on February 21, 2013 by admin · No Comments
Number of View :1199
Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay weerar dabley hubaysan ay ku qaadday dad ku tukanayay masaajid ku yaalla deegaanka Libooye ee ku yaalla soohdinta u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya.
Weerarka oo dhacay waqtiga salaaddii subaxnimo ee saaka ayaa ka dhacay deegaanka Malele oo ku dhowaad 25 km u jira xeryaha qaxootiga Dadaab.
Dad goob-joogayaal ah ayaa booliska Kenya u sheegay inay weerarka gaysteen siddeed nin oo ku hubaysnaa qoryaha AK47.
Booliska waxay xaqiijiyeen dhimashada dadka oo isugu jira shan nin iyo labo dumar ah. Ragga ayaa lagu dhex dilay masaajidka halka labada haween lagu toogtay dibadda masaajidka.
Weli lama garanayo sababta ka dambeysa weerarka iyo haddii uu xiriir la leeyahay argagaxisannimo ama colaad beeleed.
Waxaa jira dad la la’ yahay, sida ay sheegeen goob-joogayaasha.
Dilka kaddib, raggii weerarka geystay waxay gubeen guryo ka ag dhowaa masaajidka ka hor intaaney ka baxsan goobta.
Guddoomiyaha degmada Gaarisa Macallin Maxamed ayaa warbaahinta u xaqijiyay weerarka, wuxuuna sheegay in ciidamo loo diray halka uu dhibka ka dhacay si gacanta loogu dhigo dambiilayaasha.
Gobolka waqooyi bari Kenya ee ay Soomaalidu dagto waxaa ka dhacay weerarradii ugu badnaa ee la xiriira argagaxisannimo tan iyo markii ciidanka Kenya ay galeen gudaha Soomaaliya dabayaaqadii 2011 si ay ula dagaallamaan kooxda al-Shabaab.
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...