War Culus, Qofkii Xarakada Al-shabaab soo Sheega oo Dowladda Somaliya Lacag u Balan Qaaday.
Published on February 6, 2013 by cumar kadiye · No Comments
Number of View :1287
Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay abaal marin doonto cid kasta oo macluumaad ka keenta Xarakada Al-Shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya ee uu caalamka aqoonsan yahay.
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in shacabka ay ka qeyb qaataan nabadgelyada.
“Shacabka waxaan u sheegeynaa cid kasta oo soo hesha warbixin la xiriirta Al-Shabaab, hadii ay qaraxyo meel ku diyaarinayaan ama kuwa dilalka geysta waan abaal marin doonaa”ayuu yiri Wasiirka.
Wasiirka ayaa sheegay inay qarin doonaan dadka macluumaadka u soo sheega sababo ammaan, isagoo ka dhawaajiyay in dowladda ay ugu tala gashay inay ku abaal mariso lacag dhan $5,000 (shan kun doolarka Mareykanka).
Hadalkan ayuu Wasiirka ka sheegay barnaamij toos ah oo ka baxayay telefishinka qaranka iyo Radio Muqdisho, kaasoo su’aalooyin ku soo weydiinayeen dadweynaha Soomaaliyed ee ku dhaqan gudaha dalka iyo dibadiisa.
Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan soo bandhigtay abaal marino ku aadan cidii soo sheegta goobaha ay Al-Shabaab ku dhuumaaleysanayaan ama ay saanadaha milateri iyo walxaha qarxa ku keydsadaan.
Mareykanka ayaa sanadkii hore waxaa uu abaal marin malaayiin doolar dul dhigay cidii soo sheegtay macluumaad ku saabsan halka ay joogaan 7-ka mid ah hogaamiyeyaasha Al-Shabaab ee ku jira liiska waxa loogu yeero la dagaalanka Argagixisada caalamiga ah
Hadda, xubnaha Al-shabaab waxay noqdeen badeeco lagu heli karo lacag kaash ah,” ayuu Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, isagoo intaas ku daray in qorshahan uu yahay mid lagu adkeynayo ammaanka Muqdisho.
Xoogagga Al-shabaab ayaa isaga baxay Muqdisho kal hore kaddib markii ay culeys milateri kala kulmeen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo caawinaya dowladda KMG ah ee Soomaaliya.
Al-shabaab waxay sheegtay xilligaas inay xeelado dagaal awgood Muqdisho uga baxday, balse ay isku dayayso inay dib u qabsato, waxaase saraakiishooda ay dhawaan sheegeen inay weli ka dagaalamayaan gudaha caasimadda.
Lacagtan abaalmarinta ah ee ay DKMG ahku dhawaaqday ayaa waxay imaanaysaa iyadoo ay kumannaan kun oo Soomaali ah ay macluuli ku hayso dalka gudihiisa, kaddib abaaro xun oo sannadkii hore dalka ku dhuftay.
Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan ...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi ...
Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku ...
Coll Cabbaas Cali Gurrey oo kamid ah Saraakiisha ...
Xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ...
jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin ...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ...
Habeenimadii xaley ayaa kooxda Shabaab waxaa ay weerar ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dhaawacay xaafada Farjano ...
Shirka looga hadlaye arimaha maalgashiga dalka Soomaaliya ayaa ...
Saraakiisha Maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa ka ...
Qaar kamid ah madaxweynayaasha faraha Badan ee Kismaayo ...
Dhalinyarada baabuurta kaxaysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ...
Waxaa loo diiday Isbitaalka inay ka baxdo Haweenay ...
Wararka laga helayo gobalka Sh/hoose gaar ahaan magaalada ...
Dhacdo ay layaabeen dadka ku dhaqan dalka China ...
Sheekh Xassan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka ...
Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan ...
Cabdi Baalle Xuseen oo isagu kamid ah Ragga ...
Taliyihii Sirdoonka Militariga Ugandha kana mid ah Golaha ...
Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska ...
Tallaalka cudurka dabeysha ee carruurta ay da’dooda ka ...
Haweeney wariye Soomaali ah oo ka shaqeynaysay Raadiyo ...
Dalalka Yurub ugu awooda badan waxaa ka biloowday ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Masuuliyiinta gobolka Bakool ee koofurta Soomaaliya oo maalmihii ...
Cabdi Raxmaan Faroole oo ku caan baxay in ...
Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ...
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta ...
Rakaabkii la socday shirkada diyaaradaha dalka Ingiriiska ee ...
Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu ...
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ...
Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ayaa weerar qorsheeysan ku ...
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ...
Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed ...
Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas ...
Iyada oo horay Soomaalida loogu yaqiin in ay ...
Baarlamaanka federaal-ka Soomaaliya ayaa maanta dib u eegis ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...